Saraakiisha Koofur Galbeed oo uhoggaansamay amarka Dowlada

69


Gaashaanle Sare Mohamed Yariis Taliyaha Qaybta 60,aad ee Ciidanka Xoogga Dalka & Taliyaasha Guutooyinka qaybaha 60, aad iyo 12-ka abriil ayaa soo xaadiray Magaalada Muqdisho.

Dhammaan Saraakiisha Guutooyinka & Qaybaha Melletariga waxay u hogaansameen Amarka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Mohamed Mohamuud.

Laakiin Saraakiisha kale ee Koofur galbeed ka Howl gasha ayaa si rasmi ah u diiday Qaadashada Amarka Dowlada Federaalka Soomaaliya.