Iran ayaa hada qarxisay kaalintii shidaal ee Xaifa oo ah kaalinta shidaal ugu weyn ee Isra,Il.

26

 

Waxaa jira warar sheegaya dab iyo burbur soo dhacaya oo ka dhacay Haifa ka dib markii gantaal ay Iiraan ku dhufatay warshad saliid lagu sifeeyo, sida ay sheegtay warbaahinta Israa’iil.

Wasiirka Tamarta Israa’iil Eli Cohen ayaa sheegay in khasaaraha uusan “weynayn” isla markaana aan la soo sheegin wax khasaare ah oo soo gaaray.