Iiraan oo weerartay xarunta Nukliyeerka Israel ee Dimona SAWIRRO

27

Jamhuuriyada Islaamiga Iiran ayaa xalay fulisay weerarkii ugu khasaaraha badnaa oo ay gaarsiiyaan Yuhuuda kadib duqeymo xoogagan oo ay la heleen meelo muhiim ah sida xarumo Milateri.

Goobaha la duqeeyay waxaa ka mid ah xarumaha nuyukleerka Israa’iil oo ku yaal magaalooyinka Dimona & Arad .

Khasaare nafeed tii ugu badneed ayaa ka dhashay weerarka yo waliba burbur dhismooyin dabaqyo ah,Yuhuuda waxay caawa qirteen dhaawaca in ka badan 100 Israa’iiliyiin ah.

Inkastoo dhimasho aysan qiran hadana Yuhuud oo 100 dhaawaca qiratay waaba markii ugu horeysay taasina waxay muujineyaaa inay dhimasho badan qarinayaan.