Aqrisho: liiska rasmiga ah ee Ururrada Siyaasadda ee ka qaybgalaya doorashooyinka Galmudug.

13

 

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa liiska rasmiga ah ee Ururrada Siyaasadda ee ka tartamya doorashooyinka isku-sidkan ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, iyada oo la raacayo shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka.