Axmed Madoobe,oo magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland.

8

Axmed Madoobe, ayaa Mukhtaar Sheekh Axmed Cabdulle u magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland.

Magacaabistan ayaa lagu shaaciyay war ka soo baxay Madaxtooyada Jubaland, iyadoo Mukhtaar Sheekh Axmed Cabdulle uu noqonayo masuulka loo magacaabay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka.

Magacaabistan ayaa qayb ka ah isbeddellada hoggaamineed ee maamulka Jubaland.