Akhri Beelaha ay kasoo jeedaan Golaha Wasiir ku xigeennada Maamulka Woqooyi-bari

80
firdhiye
firdhiye

Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa magacaabay 15 wasiir ku-xigeen oo ka mid noqonaya xukuumaddiisa.

Xubnahan ayaa ku biiraya 21 wasiir oo hore uu u magacaabay madaxweyne Firdhiye, welina waxaa muuqata in aysan dhameystirnayn xukuumadda Waqooyi Bari.

1- Cali Axmed Cali – Wasiir ku xugeenka Arrimaha Gudaha. Hayb ahaan waa Dhulbahante, Hinjinle.

2- Axmed Dahir Mire – Wasiir ku xigeenka Maaliyadda. Hayb ahaan waa Warsangeli, Dubeys.

3- Nimco Faarax Caydiid – Wasiir ku xigeenka Caafimaadka. Hayb ahaan waa Dhulbahante, Jaamac Siyaad.

4- Axmed Aadan Siciid – Wasiir ku xigeenka Qorsheynta. Hayb ahaan waa Warsangeli, Cumar.

5- Cali Daahir Cilmi – Wasiir ku xigeenka amniga. Hayb ahaan waa Dhulbahante, Barkad.

6- Siciid Xaaji Nuur – Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha. Hayb ahaan waa Dhulbahante, Ugaadhyahan.

7- Cabdulqadir Ibraahin Ciise – Wasiir ku xigeenka Cadaaladda & Diinta. Hayb ahaan waa Hawiye Fiqishini

8- Cabdale Aadan Cabdi – Wasiir ku xigeenka Waxbarashada. Hayb ahaan waa Warsangeli, Cumar.

9- Nimco Cali Yuusuf – Wasiir ku xigeenka Arrimaha Qoyska. Hayb ahaan waa Warsangeli, Cumar.

10- Cabaas Maxamuud Cali – Wasiir ku xigeenka deegaanka & duurjoogta. Hayb ahaan waa Dhulbahante, Xaamud-Ugaas.

11- Maxamed Baashe Maxamuud – Wasiir ku xigeenka Hawlaha Guud. Hayb ahaan waa Warsangeli, Cumar.

12- Nimco Axmed Cismaan – Wasiir ku xigeenka Ganacsiga. Hayb ahaan waa Dhulbahante, Ugaadhyahan.

13- Maxamud Cabdullahi Axmed – Wasiir ku xigeenka Gargaarka. Hayb ahaan waa Dhulbahante, Bahararsame.

14- Maxamed Ali Cismaan – Wasiir ku xigeenka Shaqada, Arrimaha Bulshada & Ciyaaraha. Hayb ahaan waa Warsangeli, Dubays.

15- Maxamed Cabdi Caafi – Wasiir ku xigeenka Beeraha & Waraabka. Hayb ahaan waa Geri-koombe.

 

Dhulbahante – 7
Warsangeli – 6
Fiqishini – 1
Geri-koombe -1