DAAWO Banaanbax looga soo horjeedo Xasan Sheekh Baydhabo ka dhacay.SAWIRRO

12

Shacabka Magaalada Baydhaba ayaa maanta bilaabay inay fujiyaan sawirada Madaxweyne Xasan ee ku xardhanaa darbiyada bartamaha magaaladaasi.

Shacabka Baydhaba oo ka careysan talaabooyinka ay qaaday Dowlada kaasoo ay ku dooneyso inay Xukunka kaga tuuraan Laftgareen ayaa ku qamaamay sawirada Madaxweyne Xasan kuwaasoo hore loogu dhajiyay darbiyada xiliyadii soo dhaweyntiisa darteed.

Sida sawirka arki karto shacabka ayaa iska kaashanaya talaabooyinka ay qaadayaan iyagoo tira ahaana aan yareyn.

Dhanka kale boqolaal shacab ah ayaa islamaanta banaan bax waxay ka dhigeen Magaalada kaasoo ay ku taageerayeen Maamulkooda,waxay wateen calamada maamulka.