DAAWO Ciidamada Puntland ee Cal-miskaad ka dagaalamay oo Siciid Deni kasoo horjestay

19

Saraakiisha hogaamineysa Ciidamadii ugu badnaa oo reer Puntland ah kana dagaalamaya buuraha Calmiskaad ayaa shir jaraa’id ay qabteen waxay eedeyn ba’an ugu jeediyeen Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Deni.

Saraakiisha waxay ku eedeeyeen Saciid Deni inuu Maamulkii ka dhagay xarun ganacsi oo reerkiisa gaarka ah ay leeyihiin.

Dowlada Spmalia ayay ka dalbadeen garab istaag xili ay carabta ku adkeeyeen inay u taagan yihiin difaaca Puntland iyo tan Qaranka Soomaaliyeed.