DAAWO: Laftagareen oo ka hadlay sidii looga qabsaday Baydhaba

19

Madaxweynihii hore ee Maamulka Koofurgalbeed C/casiis ‘Xassan Maxamed Laftagareen ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sidii looga qabsaday Baydhaba xili uu wareysi siiyay kooxd Geed-Fadhi.

Laftagareen wuxuu sheegay in Ciidamada Dowlada ay Baydhaba ka soo galeen jiho aysan Filey islamarkaana ay ka soo leexdeen hallii ay difaaca uga jireen Ciidaanada Laftagareen.

“Aniga qorshaheyga wuxuu ahaa inean magaalada Baydhaba lagu dhex dagaalamin sidaas meel duleedka Baydhaba ah ayaan difaac uga jirnay laakiin diyaaradaha dagaalka ee Dowladu wadatay ayaa kor ka arkay in ciidamadeena aysan u baba dhigi karin kadibna way ka leexdeena”ayuu yiri.