Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Xilalka kala Duwan ka soo qeybtay iyo Siyaasin Caan ah ayaa Maanta Magaalada Muqdisho oga Dhawaqay Isbaheysi Cusub Islamarkaana lagula Dagaalamayo Dowladda Farmaajo iyo kheyre oo Sanadihii ugu danbeyey Culus Siyaasadeed saartay Siyaasinta Mucaaradka. Taasi oo keentay in dhamaan Mucaaradku ay mideeyaan Awodooda Siyaasadeed Ee Dalka Arintaan ayaa Qal qal Siyaasadeed ku abuuri karta Madaxda Hada Tala Dalka Heysa.
Home Somali News Daawo:- Siyaasinta Mucaaradka Oo Muqdisho oga Dhawaqay Isbaheysi Cusub . & Dowladda...
SPORTS NEWS
DAAWO: Xulka Senegal Oo Markii 3aad Ku Guulaystay Koobka Africa +SAWIRRO
Xulka qaranka Senegal ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika markii labaad taariikhdiisa, kaddib markii uu 1–0 kaga adkaaday xulka Morocco waqtiga dheeriga ah, kaddib...
- Advertisement -
- Advertisement -
- Advertisement -




















