
Warbaahinta Dowlada ayaa faafisay muuqaal uu ka soo muuqday wiil uu dhalay Hogaamiyihii Alshabaab ee hore loo dilay.
Wiilkaan ayay Dowladu sheegtay in lagu qabtay falal burcadnimo ah gaar ahaana waxaa la soo qabtay isagoo gabdho ka dhacaya Taleefoonka gacanta ee loo yaqana Mohlbile-ka.


















