Gudiga Doorashooyinka Koofur-Galbeed oo soo bandhigay shuruudaha qofka noqonaya Xildhibaan

25

Gudiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha Maamulka Koofur-Galbeed ayaa soo bandhigay shuruudaha laga rabo musharixiinta dadka doonaya inay noqdaan Xubin Golaha Wakiilada Maamulkaasi.