Iiran oo sheegtay in duqeeynta ay gaarsiin doonaan Qaarada Yurub

82

 

War ka soo baxay Dowlada Iiran ayaa lagu sheegay inay duqeeymaha xaga cirka ah ay gaarsiin doonaan Qaarada Yurub.

Af-hayeenka Wasaarada arimaha dibedda Iran smaeil Baghaei ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan duqeeynta ku gaarsiin doonan qaarada Yurub.

Dagaalka u dhexeeya Iiraan oo kaligeed ah iyo Mareykanka,Israa’iil iyo qaar kale waxa uu maanta galay m,aalintii 4-aad walina dagaalku waa dhanka hawada mana jirto dagaal fool ka fool ah.

HALKAN KA AQRI SHEEKADAN