Iran ganaataalo u qeybisay Dalalka Khaliijka

88

Milateriga Iiran ayaa markii ugu horeysay mar kaliya waxay gantaalo u qeybisay dalalka Khaliijka gaar ahaan kuwa Mareykanku ku leeyahay saldhigyada Milateri sida sacuudiga ,Imaaraadka,Qatar,Baxreyn iyo Jordan.

Inta badan dalalka carabta ee la weeraray holac iyo uuro qiiq ayaa is qabsaday markii gantaalada Balaastikada Iiraan gaareen iyagoo kaga aar gudanaya duqeymaha Mareykanka iyo Yuhuudu ku hayaan Dalka Iiran madaama carabta ay ku yaalaan saldhigyada mareykanka ee bariga dhexe.

Dalka Imaaraadka Carabta goobaha la duqeeyay waxaa ka mid ah agagaarka garoonka diyaaradaha ee Khalifa City ee magaalada Abu Dhabi.

Iiraan waxay u muuqataa inay awoodo inay mar kaliya isku sameyso inay Israa’iil isaga diaacdo gantaali sidaas oo kale dalalkii carabtana u qeybiso gantaalo.