Xisbi Siyaasadeed Weyn oo la magac baxay Sahan ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay , waxaana Xisbigan si KMG ah Gudoomiye uga ah madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed. Xisbigan cusub waxaa xubno ka ah siyaasiyiin magac leh oo dalka xilal kasoo qabtay, waxaa sidoo kale xisbigan ku jira dhalinyaro badan oo aqoonyahano.
SPORTS NEWS
Manchester United oo garaacday Sunderland
Kooxda Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay wadada Guulaha kaddib markii ay guul muhiim ah ka gaartay kooxda martida u ahayd ee Sunderland,...
- Advertisement -
- Advertisement -
- Advertisement -