Maxkamada darajada koowaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Macalin Barre halka xabsi daa’in ay ku riday Sayid Cali Aadan Nuur oo lagu helay inay ka dambeeyeen Qaraxii ka dhacay xaafada Kaawo godey ee degmada Wadajir 26 November sanadkii hore. maxkamada ayaa sii daysay Muxudiin Maxamed Axmed oo lagu waayay dambigaas.
SPORTS NEWS
Manchester United oo garaacday Sunderland
Kooxda Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay wadada Guulaha kaddib markii ay guul muhiim ah ka gaartay kooxda martida u ahayd ee Sunderland,...
- Advertisement -
- Advertisement -
- Advertisement -