SAWIRRO: Booliiska Gal-mudug oo soo qabtay ragii dilay Hooyada waayeel ah iyo wiilkeeda

72

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Galmudug, G/Sare Khaliif Cabdulle Maalin, ayaa faahfaahin ka bixiyey Hoolgal qorsheysan oo ay ciidammada Soomaaliyeed kusoo qabteen lix eedeysane kadib raadin iyo xog uruurin muddo socotay.
Eedeysanayaasha ayaa lagu tuhunsan yahay dilka hooyo iyo wiilkeeda oo lagu dilay degaanka Guudoole.

Ragga lasoo qabtay ayaa lagu kala magacaabay:

1. Cabdikafi Maxamed Axmed
2. Cabdulhi Xasan Daahir
3. Maxamed Cabdi Cabdulle
4. Suudi Daahir Kaahiyo
5. Qaasin Axmed Jimcaale