Urur goboleedka IGAD iyo Dowladaha Yaman, Urdun iyo Ciraaq ayaa ka soo horjeestay go’aanka Israel ku aqoonsatay Somaliland iyagoo garab istaag u muujiyay Dowladda Faderaalka Soomaaliya.
Qoraalo ay siyaabo kala duwan u soo kala saareen ayey ku sheegeen in talaabada Israel ay tahay mid baal marsan qaanuunka caalamiga ah, ayna si cad ugu xad gudubtay madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Somalia
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDTADA AY SOO KALA SAAREEN





















