DAAWO:-Somaliland oo soo Bandhigtay Gaari ay kaqabsadeen Puntland

1927

Somaliland ayaa soo Bandhigtay Gaadhi la sheegay in lagu Qabtay dagaalkii shalay dhexmaray Ciidanka Somaliland iyo Jabhada uu Hogaamiyo Faysal Falaalug.

Saraakiisha Ciidamada Somaliland ayaa sheegay inay Gaadhiga ka Qabsadeen Ciidamada Puntland , Waxayna sheegeen inay Khasaare kala duwan gaadhsiiyeen.

Waxay sheegeen in Xukuumadii Cabdiwali Gaas wax ka duwan ay ka Filayeen Xukuumadda Cusub ee Siciid Deni uu Hogaamiyo.