Qarax Weyn Oo Dhacay,Hoteel Ku Yaalla Nairobi

1574

Wararkii ugu dambeeyey Ee Naga soo gaaray Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in weli rasaas ka dhaceyso Hoteelka la weeraray.

Qarax Xoogan ayaa dhacay Bilowgii kaas oo nuuciisa aan la sheegin,kadibna dableey hubeysan ayaa udaatay Hoteelka Dutid D2 Ee Ku yaalla Deegaanka Westland Ee Magaalada Nairobi.

Ciidamada Amniga ayaa loo daabulay meesha la weeraray kuwaas oo gurmad ugu tegay Ciidamada la dagaalamay kooxda weerarka soo qaaday.

14 ka mid ah Kooxaha Argagaxisada ayaana la rumeysan yahay inay weerarkaasi kadambeeyeen.