SAWIRRO:- Madaxweynaha Puntland Said Abdulahi Dani iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Kismaayo.

1713

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo. Waxaa la socda 50 xubnood oo isugu jira wasiiro, xildhibaano, senataro iyo oday dhaqmeed..

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ku soo Dhaweyey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Jubbland Ahmed Madoobe. Iyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Maamulkaas.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka Qeyb Galaya Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbland Ahmed Islaam.