Akhriso;- Hogaanka Ahlusuna oo SibCad oga Hor yimid Gudiga Farsamada Galmudug.

1749

Bayaan kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukumadda Galmudug ayaa lagu cadeeyay Mowqifka Galmudug Gudiga Farsamada Maamul udhisada Galmudug oo ay soo magacawday Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Federalka Soomaaliya.