Wasaarada Arimaha Guddaha XFS iyo Culumada Ahlusunna ayaa Ugu Dambeyn isla Fahmey In Xubno Dheeri ah lagu Daro Gudiga Farsamo ee Dowladu Dhowaan Ku Dhawaaqdey , Ilaa 5 Xubnood oo Ka imaanaya Dhanka Ahlusunna uuna ka Mid Yahay Wasiirkii Hore ee Arimaha Guddaha C/Samad Macalin Maxamuud ayaa La Filayaa in Caawa oo Arbaco ah Wasaaradu Ku Dhawaaqdo magacaabistooda kuwaa oo Ku Biiraya Gudiga Magacaaban Ee Farsamada Doorashooyina Galmudug
SPORTS NEWS
DAAWO: Xulka Senegal Oo Markii 3aad Ku Guulaystay Koobka Africa +SAWIRRO
Xulka qaranka Senegal ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika markii labaad taariikhdiisa, kaddib markii uu 1–0 kaga adkaaday xulka Morocco waqtiga dheeriga ah, kaddib...
- Advertisement -
- Advertisement -
- Advertisement -




















