Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade oo la hadlay warbaahinta ayaa ka jawaabey hadal kaaso yeeray dhiggiisa Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleeban Cali Koore.
ā€¯Waxaan rabaa inaan u sheego Saleeban in dhulka madaxweyne Deni ka hadlay uu yahay Puntland haddii ay Somaliland iskaaga bixi weydaana uu dhig ku dadaan doono, waxaa saka ku arkayey baraha bulshada ceel-biyoodyoh laga qoodayey Sool iyo cayn oo u joojiyey wasiirka biyaha maamulkaas una ku tilmaamey sharci daaro, Taasa saleeban ku filaan gumeysiga lagu haayo dadka reer Sool iyo Caynā€¯.
Wasiir Cabdilaahi Timacade oo hadalka si watey ayaa yiri.
ā€¯Saleeban ayaa u sheegay in 200 Askari ay ahayeen, kumanan baa loo soo xirey tabaabaro, kumanan kalena difaacey ku jiraan Puntlandna iskaaga filaan iney ka sarto dhulkeeda Somaliland ee anaagu caytaami maynoā€¯.