Xildhibaano katirsan aqalka sare ee Soomaaliya ayaa madaxweynaha Puntland arrimo quseeya xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, heshiisyada ay galeen madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah & magacaabista ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
”Waxaan aragnaa Heshiis aysan qeyb ka ahayn Ciddaan hawiye ah inuu meesha ka socdo Farmaajo ayaana wada dalkaanna wanaag kama uu rabo kaligiis waaye cidna kuma eedeyno ayuu yiri” Senator Muuse Suudi.
Dhanka kalena, Senator Cabdi Qeybdiid ayaa Madaxweyne Deni weydiiyey Su’aal aheyd inay Muqdisho u joogaan kaliya inay Madaxweyne Farmaajo la heshiisaan iyo inay macquul tahay in Madaxweynaha ku qanciyaan in Ra’iisulWasare magacaabo, waxaana uu ugu jawaabay.