Farmaajo oo taageeray heshiiskii dhexmaray Rooble iyo Mucaaradka

1331

Madaxtooyada Somalia ayaa goor dhow War-saxaafadeed ka soo saartay heshiiskii hodhaca ahaa ee xalay dhexmaray RW Xukuumada iyo midowga Musharaxiinta.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KA SOO BAXAY VILLA SOMALIA