Qoorqoor oo Magacaabay Wasiiro cusub

516

Madaxweynaha Maamulkka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha u magacaabay mudane Axmed Cali Maxamed, Sidoo kale wuxuu u magacaabay Wasaraadda Dhalinyarada iyo Isboortiga mudane Cumar Sheegow Maxamed.