Akhriso 10-ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Premier League

1719

Waxa la soo saaray 10-ka xiddig ee ugu qiimaha badan horyaalka premier League todobaadka ugu horeeya ee snaadka 2021 kaas oo dhawaan bilowday.

Waxa Liiska hogaaminaya 4 xiddig oo dhamaantood isku qiimo ah kuwaas oo ah xiddigaha ugu qiimaha badna horyaalka premier League ilaa haatan.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ka mid ah xiddigaha Harry Kane, Sadio Mane iyo Kevin De Brunye kuwaas oo dhamaantood ku fadhiya qiimo dhan 108 milyan oo euro.

Waxa ku xiga xiddigaha Liverpool iyo Man City ee Raheem Sterling iyo trent Alexander-Arnold kuwaas oo ku fadhiya lacag dhan 99 milyan oo euro.

Hadaba halkan hoose kaga bogo Sawirka liiska 10-ka xiddig ee ugu qiimaha badan premier League.