AKHRISO:-Wasaarada Amniga Galmudug oo Digniin Culus udiray Bulshada Gobolka mudug.

1792

Akhriso Waraaq kasoo baxday Xaafiiska Cusub ee Wasaaradda Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa lagu sheegay Mudug loo baahan yahay inay idiwaan Galiyaan Dadka hubyo haysta ee aan ka tirssnayn Ciidanka qalabka sida ee Heer Feseraal iyo heer Maamul goboleed cidii qaadan waysana laga qaadi doono Tilaabo sharciga waafaqsan

Maalmihii lasoo dhaafay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa socdaal ku joogay Gobolka mudug kuwaas oo kulamo kala duwan la qaadanayay Maamulka Gobolka kan Degmada iyo Saraakiisha Booliiska si loo xoojiyo Amaanka iyo Xasiloonisa guud ee Gobolka mudug