Arsenal iyo Man United oo ku dagaalamaya saxiixa Gabriel Brazao

2074

Kooxaha Arsenal iyo Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dagallamayaan saxiixa gool haye Gabriel Brazao.

Gool hayahaan 18-jirka oo kamid ah kooxda ka dhisan dalkiisa Brazil ee Cruzeiro, ayaa xiisa ka helya kooxaha Premier League ee Gunners iyo Red Devils.

Manchester United ayaa Gabriel Brazao u arakta baddalka mustaqbalka fog ee gool hayaheeda waqtigan ee David Degea.

Halka Arsenal ay dhankeeda baahi u qabto gool haye da’da yar oo booska koobaad ee kooxda Emirates kula dagaallami kara gool hayaha dhawaan galka ah ee Leno.