DAAWO: Fahad Yaasiin oo weerar kuqaaday Ra’iisulwasaare Xamze

20

Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin ayaa caawa ka jawaabay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Ra’iisulwasaare Xamza kadib munaasab Muqdisho ay ku qabsadeen isagoo si kulul u weerar Ra’iisulwasaaraha inkastoo dhana uu ka amaanayay.

“Ra’iisulwasaare Xamza ha ogaado inuu ka leexday wadadii janada hadii uu sii shaqeeyo wixii ka danbeeya 15-ka May” ayuu yiri Fahad Yaasiin
Fahad wuxuu intaasi ku daray in mudo sanado ah amaanayay Xamza Cabdi Barre uuna ku daalay suu u amaanayay.