DAAWO: Farmaajo loogu soo dhaweeyay Baydhabo

1732

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo .

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Kgs Gudomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Kgs ,mas’uliyiin kala Duwan iyo ururrada Bulshada ra’idka Baydhabo.