DAAWO: Liverpool oo Qaadatay Koobka Premier League

1887

Kooxda Liverpool ayaa si Rasmi ah gacanta ugu dhigtay koobka premier League kadib muddo 30 sano ah oo ay raadinaysay in ay gacanta ku dhigto.

Reds ayaa guul weyn oo 5/3 ah ugu diyaar garawday kor u qaadista horyaalka premier League kadib markii ay garaacday kooxda Chelsea kulan ka dhacay Anfield.

Xiddigaha Liverpool ayaa muddo dheer sugayay habeenkan maadama ay horyaalka ku guulaysteen iyada oo 7 kulan ka dhimantahay xilli ciyaareedkan.

Laakiin haatan waxa ay si Rasmi ah kor ugu qaadeen ku guulaysiga horyaalka premier League kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo ay ku riyaaqeen xilli ciyaareedka.