DAAWO-Maxbuus kashifay sarkaal katirsan Puntland oo la shaqayn Alshabab

1019

 

Warbaahinta ku hadasha afka ciidanka ammaanka Puntland gaar ahaan PSF ayaa soo bandhigtay maxbuus katirsan ururka Alshabaab oo kamid ahaa raggii ku xirnaa xabsiga weyn ee Boosaaso xilli ay Alshabaab weerareen bishii saddexaad ee sanadkaan 2021.

Maxbuuskaan katirsanaa Alshabaab oo muddo dheer ku xirnaa xabsiga weyn ee Boosaaso ayaa waxa uu kashifay macluumaad ku saabsan sida loo qorsheeyay weerarkii Al-shabaab ka fulisay xabsiga weyn ee Boosaaso, 5 March 2021.

Waxa uu caddeyey in kahor weerarkii dhacay bishii saddeaax ay kooxda Alshabaab $800 oo Dollar u soo diri jiray maxaabiista kaga xiran xabsiga weyn ee Boosaaso, sida uu sheegay mid kamid ah xubnaha lagu wareystay barnaamijkan, iyadoo la soo marsiinayo taliye ku-xigeenkii sad