DAAWO:-Shabaabkii Mudug dadka kulayn jiray oo dil lagu wada xukumay

1472

Faysal Axmad bashiir magacisa afgarashada waa ( Gujis)ina mako sheikh suufi 31sano jir
reer gaalkacyo (Faramayo) wuxu kamid ahaa Eedaysaneyashi maxkamada lasoo istaajiyay manta, isagoo ku eedayaan inu Shabaab kamid aha dilalna ka gaystay gaalkacyo
Faysal wuxu kasojeeda beesha cumar maxamud /reer khalaf, Wuxu Qirtay inu dilay Waxgaradki Bulshada reer gaalkacyo . F.G: URURKA SHABAABKA RUUXI KUJIRA QABIIL MALEH, Haybta qofkuna waa qabiilkisa
Faysal 2008di ayu ku biiray shabaab
tababarka wuxu uga soo baxay ceelasha biyaha xamar dadka uu dilay waxa kamid ah
isaga iyo kooxdisa waxay dilen
1. marxuum mukhtaar jifo jabsade oo u dhashay beesha ( reer khalaf )
2. Marxuum qaley Yuusuf jiile oo u dhashay beesha reer mahad )
3. marxuum rooble awle cirfe rooble aagan oo u dhashay beesha reer mahad )
4. Cabdulqadir jaamac nugaal( caato ) oo u dhashay beesha reer mahad.
5. Marxuum Yaasin cali bare fitilig
Oo u dhashay beesha reer xirsi
6. marxuum Cabdulqadir oo
shaqaale ka ahaa PDRC.
7. wuxu dilay nin magacisa uusan sheegin wuxuna ku dilay isbitaalka weyn dhabarkisa waxana halka ku dhintay cabdi kacaan oo leelkase aha
7. wuxu dilay Marxuum maxamud faray
8. marxuum bashiir cabdi garas ( wabeeneya )
9. marxuum xasan cabdile hiraabey xasan weyne (leelkase )
10. marxuum muuse cartan

Resources news Puntland State TV