DAAWO : Somaliland Oo War Kaso Saartay Xariga Abwaan Abees

1625

Taliska ciidamada booliska somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay xariga dad shacab ah uu ka mid yahay abwaan Abdiraxmaan Abees oo siyaaba kala duwan loogu xiray magaalada hargeysa ee xarunta somaliland.

Taliye ku xigeenka ciidamada booliska somaliland abdiraxmaan liibaan fooxle iyo afayeenka booliska ayaa sheegay in abwaan Abdiraxmaan Abees iyo shaqsiayadka kale lagu soo edeyay falal kicin dadweyne iyo waxyaaba ladi ku ah amaanka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: