DAAWO: Wasiir Shabalaasa oo Xabsiga laga sii daayay

35

Waxaa dib xoriyadooda u helay dhalinyaro baraha bulshada caan ka ah oo gabdho iyo wiilal isugu jira kadib markii laga sii daayay xabsiga Muqdisho.

Dhalinyaradaan ayay Dowladdu ka cafisay eedeymihii loo heystay oo la xiriira dhanka anshaxa ,waxaana gacan weyn ka geystay sii deyntooda Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdulqaadir.

Mid ka mida dhalinyarada caanka ah oo oo baraha bulshada looga yaqaan Wasiir Shabalaaza islamarkaana ku hadlaayay afka dhalinyarda la sii daayay ayaa

Wasiirka Ciyaaraha uga mahadceliyey dadaalka uu ku bixiyey in xoriyadooda ay dib u helaan.