Daawo:- Xildhibaanada Labada Gole Ee Barlamanka Somaliya Oo Hobyo Gaaray Kana Qeyb galaya Shirka….

1645

Wafdi Uu Hugaaminhayo Gudomiye Ku Xigenka 1aad Ee Aqalka Sare Ee Barlamaanka Somaliya Madane Abshir Maxamed Abshir Buqaari Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Labada Aqal Ee Barlamaanka Somaliya islamarkaana uu Ka Mid yahay Musharax Madaxweyne Ee Galmudug Abdiramaan Odowaa Iyo Ganaraalo Hore Kuwaas Oo Ka Qeybgalaya Xiritaanka Shirka Hobyo Kaas Oo La Filahayo In Uu Khamista Xirmo

Halkaan ka daawo muqaalka.

https://m.youtube.com/watch?feature=share&v=B2QXU3jQPAY