DAAWO:Fanaanka Ilkacase Qays oo Waxba U Reeban Axmed Madoobe

2396

Fanaanka Ilkacase Qays oo ka Mid Ahaa Tageerayaasha Ugu badan ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe Ayaa Weerar Culus Ku Qaaday Madaxweynaha Maamulkaasi.

Wuxuu Fanaanka Sheegay Inay Meesha Axmed Madoobe Diidan yahiin Mareexaan Sida Fanaankani Ilkacase Qays uu Sheegay.

Fanaanka Ilkacase Ayaa Sheegay Inuu Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe Haysto Warqad uu kenya Heshiis Kula Galay.