Deg deg Gudomiye Yariisow Oo Geeryooday ka dib Dhawacii ka Soo Gaaray Qaraxii….

1791

Wararka ka imaanyo Dalka Qadar ayaa sheegaya in Halkaasi Maanta Alah unaxariiste uu ku Geeriyooday Gudoomiyihi Gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxman Yariisow kaasi oo ku dhaawacmay Qaraxi Todobaadkii lasoo dhaafay ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banadir.

Gudomiyaha ayaa dhawiciisa waxaa Lagu Dabiibayay Maalmihii igu danbeyay Dalka Qadar. Balse Maanta ayuu ugeeryooday dhawacii ka soo gaaray qaraxii dhawaan lala beegsaday Xarunta Gobolka Banaadir.Ee Muqdisho.