DEG DEG:- Maleeshiyaad Hubeysan Oo Gadiid Dagaal ku dhacay Gaalkacyo

1668

Warar ka imaanaya Magaalada Gaalkcyo ayaa sheegaya in Maleeshiyad ka Tirsan Qabiiladda Gobolka mudug

Gadiidkan oo ah buuca loo yaqaano Cabdilaha ayaa tiro ahaan dhamaa ilaa 4 gaari kuwaas oo laga soo dajiyay Dekadda Bosaaso.

Baabauuran ayaa loo wadday Koxda Sufa Ee Gobolada Dhexe. Islamarkaana ay siiday Dowladda Somaliya. Waxaana la Geynayay Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug.

Maleeshiyadka ayaa dhacay ilaa labo gaari Islamarkaana ka mid ah baabuurtii laga keenay Bosaaso.