Dorashada Madaxtinimada Jubbland oo Goordhow Bilaabaneysa iyo Ahmed Madoobe oo ugu Cad cad.

1521

Wararkii ugu danbeytii Ee Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Ku Meel gaarka Maamulka Jubbland ayaa sheegaya in Sacadaha soo aadan ay si rasmi ah ubilaaban doonto Doorashada Madaxtinimada Jubbland Taasi oo loo Saadaalinayo In uu ku guleysto Ahmed Islaam .Ahmed Madoobe.

Waxaa saaka aad loo adkeeyey Amaanka Magaalada Kismaayo gaar ahan Xarunta Dorashadu ka dhaceyso.

Wixii ka soo Kordha Arimaha Jubbland Halkan kala Socoda.