Hobyo;- waxaa La Cilaamiyay Waqtiga uu Furmayo Wajiga Labaad Ee Shirka Wadtashiga Hobyo,

1727

Gudiga Farsamada Shirka Wadatashiga Shirka Hobyo Oo Maanta Warbaahinta Kula adlay Magaalada Hobyo Ayaa  Cilaamiyay Waqtiga Rasmiga ah ee Uu Furmayo Wajiga Labaad Ee Shirweynaha Beelaha Habar gidir, Hobyo

Abdlaahi yarrow oo ah Afhayeenka Shirka ayaa Warbaahinta oga Warbixiyay Arimo badan oo ay ka mid yihin Furitaanka shirka iyo Wafuud kale oo manta iyo SHalay soo Gaaray Hobyo, wuxuuna Fariin udiray Dhamaan inta ku abtirsata Beel weynta Habar gidir,

dhanka kale Maalmaha Soo Aaadan waxaa Magaalada Hobyo soo gaaraya wafuud ka imaaneysa Dalka Dibadiisa iyo Muqdisho.

waxaana Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug laga dareemayaa Mashquul aadan u Xoogan Tan iyo markii uu bilowday shirka wadatashiga iyo dib uheshinta beelaha Habar gidir oo gogashiishu taalo Magaalada Hobyo.

 

 

Hobyo Mudug Somaliya,

Halkaan ka Daawo Muqaalka;

https://www.youtube.com/watch?v=8cyLAgn3V_M&feature=youtu.be

 

 

.