SAWIRRO÷ Salaadin Beesha Sacad Oo Heshiis Hor dhac ah Gaaray

4988

Waxaa Magaalada Hobyo ka Dhacay Kulan looga hadlaayo Midnimada iyo Wadatashiga Beesha Sacad.
Waxaana Goobjooge ka ah Salaadinta iyo Odayaasha Dhaqanka Aqooyahano ka Tirsan Beeshaas.

waxaana ka mid ahaa Suldaan Abdinaasir jaamac seed oo ah Suldaanka Beesha Sacad iyo Suldaan Abdikariin Suldaan Mahamud Dagal.oo Dalka dibadiisa la yimid islamarkaan ka qeyb galaya Shirka Hobyo Ee Beesha Habar gidir

Kulanka ayaa Sidokale qeyb ka ahaa soo dhaweyn Suldan Abdikariin Suldaan Mahamud Dagal, oo ka mid ah Salaadinta Beesha Sacad,

Hobyo Mudug Somaliya.