Isku Aadka Wareega 3-aad Ee Carabao Cup-ka Oo Lasoosaary

217

Manchester United ayaa la ciyaari doonta Crystal Palace wareega saddexaad ee Carabao Cup, halka Chelsea, Arsenal iyo Manchester City dhamaantood la ciyaari doonaan Kooxo premier League.

Chelsea oo dhaaftay AFC Wimbledon ayaa la ciyaari doonta kooxda Brighton wareega xiga.

Arsenal ayaa u safri doonta Brentford iyada oo Man City la ciyaari doonto kooxda Newcastle.

Liverpool ayaa la ciyaari doonta Leicester City oo horyaalka ka hadhay xilli ciyaareedkii hore.

Kulamada wareega 3-aad ee Carabao cup-ka ayaa la ciyaari doontaa todobaadka 25 September ee soo socota.

 

Hadaba Halkan Hoose kaga bogo isku aadka wareega 3-aad oo dhamaystiran:

Ipswich Town vs Wolves

Exeter City vs Luton Town

Aston Villa vs Everton

Manchester United vs Crystal Palace

Port Vale vs Sutton United

Bradford vs Middlesbrough

Bournemouth vs Stoke City

Lincoln vs West Ham

Brentford vs Arsenal

Chelsea vs Brighton

Salford vs Burnley

Fulham vs Norwich City

Blackburn Rovers vs Cardiff City

Liverpool vs Leicester City

Newcastle United vs Manchester City

Mansfield vs Peterborough