DAAWO:-Liverpool oo dirqi kaga badisay kooxda RB Leipzig+SAWIRRO

18

Kooxda Liverpool ayaa guul ay u qalantay ka gaadhay kooxda RB Leipzig iyaga oo badiyay kulankoodii 3-aad oo xidhiidh ah.

Liverpool ayaa maamulaysay ciyaarta iyada oo kooxda RB Leipzig ciyaaraysay weeraro rogaal celis ah.

Daqiiqadii 27-aad ayay Liverpool dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Darwin Nunez kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/0.

Qaybtii dambe ayay Liverpool sii waday raadinya goolal kale iyada RB Leipzig ciyaarayso weeraro rogaal celis ah.

RB Leipzig ayaa marar badan ku dhawaatay in ay Liverpool ka dhaliso gool laakiin uma suurtagalin.