Madaxweyne Xaaf. Oo Afka Furtay .Dowladana Edeyn ujeediyay

1523

Deg deg Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf oo Maalintii shalay gaaray Magaalada Hobyo ayaa

Maanta Qudbad  ka jeediyay Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo ayaa Sheegay in shirka Dib uheshisinta Galmudug uusan aheyn midkii Saxda ahaa Islamarkaana uu yahay Siminaar Dadka Lagu qaldayo

Wuxuuna sidokale xusay in Doorkii Maamulka Galmudug uusan meesha ka muuqan .
Asagoona Taageeray Madaxweynaha dhawaan la dooray Ee Jubbland Ahmed Madoobe.