Deg deg Dowladda oo Gacanta ku dhigay Horjeege ka Tirsan Al.shabab

1594

Horjoogaha ay NISA soo qabatay ayaa u muuqda inuu yahay C/laahi Yare oo Madax ka ahaa Qaybta Warbaahinta Alshabaab.

C/laahi Yare ayaa horay waxay Sirdoonka Maraykanku ugu doonayeen 3 Milyan oo Dollar.

Gungaar ayaa dib isugu qiimeeyay Sawirka hadda ay NISA soo bandhigtay iyo Sawir hore oo ay baahiyeen Maraykanku, iyadoona Labada Sawir ay iska leeyihiin inta badan marka laga reebo Garka.