Madaxweyne Xaaf oo maanta dib ugu laabtey Magaalada Dhuusamareeb +SAWIRO

1512

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta waxa uu gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa safar mudo qaatay oo uu ku maqnaa Magaalada Nairobi ee Dalka Keynya waxaa uu shalay kusoo laabtay Magaalada Gaalkacyo isagoona Maanta uga soo gudbay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madaxa xukuumada Maamulka Galmudug, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magalada Dhuusamareeb.