Odayaasha Hawiye oo dhaar kumaray inay berito xoog kuqadayaan dhagaxaanta jidadka yaal +VIDEO

1594

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdishu ayaa maanta kulan wata tashi ah oo ay yeesheen kaga hadlay arimaha amniga caasimadda iyo dhibaatada ay wadooyinka xiran magaalada ku hayaan.

Odayaasha ayaa sheegay in ujeedka kulankoodu uu ahaa “cabasho ka dhan ah go’doon ay Muqdisho ku jirto muddo ka badan hal sano.”